News Somalisan
Akhriso Magacyadda Dhalinyarro Soomaaliyeed oo ku geeriyooday badda Gariiga
Meydadka tahriibayaal Soomaaliyeed oo maalmo la la’aa ayaa laga helay badda dalka Gariiga, dhallinyaradan ayaana ka baxay magaalo xeebeedka Izmir ee dalka Turkiga si...
Aqalka Cad oo si adag uga hadlay Senator Mareykan ah oo...
Senator ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka oo lagu magacaabo Lindsey Graham, ayaa ku baaqay in la dilo Madaxweynaha dalka Ruushka Vladamir Putin...
Wararkii ugu dambeeyay doorashada ka socota Boosaaso iyo tirada xildhibaanada la...
Doorashada 16 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya maanta ka socota magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.
Kursiga Hop#157 ayaa loo doortay...
Ruushka oo xabad joojin ku dhawaaqay magaalooyinka qaar
Wasaaradda gaashaandhigga ee Ruusha ayaa labo magaalo oo ku yaalla Ukraine uga dhawaaqday xabad joojin ku meel gaar ah iyo inay fureyso marinada gargaarka...
Taliyihii hore ee Ciidanka booliska oo Xildhibaan loo doortay
Doorashada Golaha Shacabka DFS oo 16 kursi maanta si rasmi ah uga Bilaabatay Magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Dadka Xildhibaanada noqday waxaa ka mid...
Firir Gantaal oo ku dhacay guri uu degan yahay Madaxweynaha dalka...
Dalka Ukraine waxaa muddo isbuuc ah ka socda dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada dalkaasi iyo kuwa Ruushka ee duullaanka ku qaaday, dagaalka ayaana...
Sargaal Ciidan oo Caawa lagu dilay Baladweyne iyo labadii nin ee...
Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in caawa halkaasi kooxo hubeesan ku dileen sargaal katirsanaa ciidanka booliiska maamulka Hirsahabelle.
Sargaalka...
War saxafaadeed Xog dheeraad ah oo ku saabsan xaaladda muwaadiniinta...
Safaaradaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Germany, Belgium iyo Serbia waxa ay sameeyeen bar is-gaarsiineed oo waxtar u leh muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ka soo qaxay...
Qarax lagu hoobtay oo lala beegsaday Masjid lagu tukanayey Salaadii Jimcaha
Ugu yaraan 30 qof ayaa ku dhintay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay masjid ay shiicadu ku tukanayeen salaadii jimcaha magaalada Peshawar ee waqooyi-galbeed...
Russian Forces Attack Ukrainian Nuclear Plant, Blaze Extinguished
https://youtu.be/VXso6GSjahs
duqeynta ayaa ka socota cirka dhulka iyo badda waxaana shacabku ku cararayaan lugahooda
Russian troops attacked Europe's largest nuclear power plant on Friday, setting part...