News Somalisan
Full VIDEO 14-ka Ogoosto waxaan u aqoosaday maalinta la dagaalanka Musuqmaasuqa ...
https://youtu.be/eMABbHqfDjU
Munaasabadda Daahfurka Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaalanka Musuq-Maasuqa.
Iyo ku biirtaanka gudiga la dagaalanka caalamiga ah ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdiaho .
Munaasibada oo aheyd...
Wasiirka Gaashaandhigga Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka mid noqday Senatarada ...
Wasiirka Gaashaandhigga Xasan Xuseen Xaaji ayaa loo doortay Senatar Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11aad, kaddib doorasho goordhow ka dhacday Baydhabo ayuu ku guuleystay 74...
Cabdirashiid Janan oo la ogaaday halka uu ku dhuumaalwysanayo
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in khilaaf xoogan uu soo kala dhax galay Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan iyo taliyaha Hay’adda Nabad...
Mareykanka oo dadkiisa ka qaxinayo Kaabul oo daalibaan u gacan gashay
Wararka ka imaanaya Dalka afganistaan ayaa sheegaya in ay gudaha u galeen Xoogaga Taalibaan Gudaha magaalada Kabul saakay waabarigii.ayna gudaha u galeen xaafado ka...
Live Munaasabadda Daahfurka Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaalanka Musuq-Maasuqa.
https://youtu.be/iCDyuPm4Gzk
Ciidamada amaanka dayniile oo toogasho ku dilay laba nin midna...
Ciidamada amaanka degmada Dayniile ka howlgala ayaa saakay xaafada Gubta gaar ahaan halka loo yaqaan Sombak waxa ay ku dileen labo nin oo burcad...
Pirate Attack Reported Off Somalia -UKMTO
The attack took place Friday, August 13, at approximately 7:45 a.m. East Africa Time as the vessel was approximately 100 nautical miles northeast of...
Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal oo caawa Muqdisho ugu...
Waxaa dhawaan magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariisto Guddoomiyihii Gudigga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka heer Fadraal ee Soomaaliya Cabdullaahi Abyan Nuur, sida ay Warbaahinta...
Hambalyada maalinta dhalinyarada iyo Safiirka Somalia ee ugandha Jabriil Afyare oo...
Hambalyo maalinta dhalinyarada August 12, 2021 “International Youth Day”,
Dhalinyarada Soomaaliyeed waxaan u yahaa qadarin wayn waana mustaqbalka dalkeena. Waxaan farayaa dhalinyarada Soomaaliyeed meel walba...
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdigiisa oo dalka dib ugu soo laabtay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wefdigiisii ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho 3 maalmood ah oo...