News Somalisan
Somalia : British Embassy in damage control after bias claims raised...
MOGADISHU, Somalia | British ambassador to Somalia Kate Foster called a crisis meeting in response to Garowe
Online’s coverage of the abrupt decision to suspend...
Colaada u dhaxeysa Soomaalida iyo Canfarta Itoobiya oo ku fiday dalka...
Wararka ka imaanaya caasimada dalka Jabuuti ayaa sheegaya in colaada u dhaxeysa Soomaalida iyo Canafrta kunool dalka Itoobiya gaar ahaan Magaalada City ay ku...
Magacyada Shan kamid ah kuraasta Aqalka Sare ee lagu doortay Baydhabo
Waxaa Magaalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay Maanta ka dhacday doorashada qaar kamid ah Xildhibaannada Aqalka Sare oo ay codeynayaan Xildhibaannada Koonfur Galbeed, waxaana...
Musharaxiinta Xildhibaanada iyo ergada Dooraneysa oo wajahaya baaris waxaana looga fadhiyaa...
Waxaa dhawaan la filayaa in dowlad goboleedyada dalka ka bilowdaan doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka federaalka, waxaana Xildhibaanadaasi soo dooranaya Ergooyin beelaha iska...
Aqriso Magacyada liiska jadwalka Doorasho ee koofur galbeyd
Guddiga maamulka doorashada heer maamul goboleed SEIT koonfurgalbeed ayaa shaaciyey jadwalka doorashada aqalka sare shanta kursi xubnaha ku tartamaya ee uu maanta soo magacaabay...
Dil qorsheysan oo loo geystay Guddoomiyihii Guddiga Doorashooyinka ee Gobolka ….
Wararka laga helayo Magaalada laas-caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi xalay lagu dilay Guddoomiyihii Guddiga Doorashooyinka Somaliland ee gobolka...
Dagaal galgaduud ku dhaxmaraya ciidamada dowlada iyo Alshabaab
Dagaal u dhexeeya Ciidamada Guutada 15-aad iyo Booliiska iyo Alshabaab ayaa hada socda Deegaanka Ilix oo dhanka Koofur 20Km ka xiga Ceel-dheere.
Dagaal ayaa bilowday...
Geedaha iyo Haadda Waxaa dhaqanka ummad walba qeyb libaax ka...
Geedaha iyo Haadda
Waxaa dhaqanka ummad walba qeyb libaax ka ciyaara
Degaanka iyo qaabka uu u rakiban yahay, xayawaanka duurjoogta ah iyo nimcoolayda, haadda samadaa...
BAAQ XAALADDAHA BINI’AADANIMO EE MALAAYIINTA SOOMAALIYEED
, Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka XJFS
(MoHADM) Xil. Khadiija Maxamed Diiriye waxa ay guddoomisay kulan deg deg ah oo u
dhaxeeyay Wasaaradda Gargaarka Federalka,...
Xaafad katirsan Muqdisho oo la isku dagaalay canshuur laga qaado balka...
Waxaa goordhaw Suuqa Balka ee xaafada Juungal ee degmada Yaqshiid ka dhacay dagaal khasaare geestay oo u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan dowlada Soomaaliya .
Sida...