News Somalisan
Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday Taliska Ciidanka C.X.D.S ee Jubaland
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho uu ugu kuur-geliyey baahiyaha ciidanka ku tagey taliska qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga...
Fuul VIDEO Wiilsasheena waa la jir dilay korontaana xaniin yahay looga...
Ehelada iyo waalidiinta wiilshaooda dil toogasho ah lagu xakumay ku banaanbaxay magaalada Muqdisho waxayna xuseen in wiilshaooda afduul jirdil karonto iyo biyo qabow oo...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Siyaasiyiinta Jubaland ee Gobolka...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa kulan...
Full VIDEO Maamulka IspitalKa Dhimiirka Xabeeb oo Madaxda dalka ugu baaqay...
https://youtu.be/qVv-x8f4MBs
Ra’iisul Wasaare Rooble oo si diiran loogu soo dhaweeyey Kismaayo (...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Dowlad-goboleedka Jubaland, halkaas oo si diiran...
Full VIDEO Puntland authorities reportedly executed the sentence prisoner escaped from...
War deg deg ah oo ku tala galah Puntland authorities reportedly executed the sentence prisoner escaped from the main prison in Gardo
Maamulka Puntland ayaa...
Meherkeedu waa 700 kun doolar iyo gaari qaali ah Fanaanad...
Meher keedu waa $700,000.!
Caa'isha Al-jabal waa fannaamad reer Suudaan ah, ayaa maalqabeen Suudaani ah laguna magacaabo Daariq Nimir, wuxuu ku mehersaday lacag gaaraysa $700,000...
Janeraal Muqtaar Xuseen Afrax oo War kasoo saaray xiisada ka...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Baaq nabadeed u diray Bulshada Reer Baladwayne, kaas oo ku aadan xiisada u dhaxeysa...
Ramla Cali oo Soomaaliya ku mataleysa cayaaraha Feerka ee Olombikada Adduunka
Ramla Cali waa feerahanadda Soomaaliya ku meteleysa ciyaaraha Olympics ee Sanadkan 2021-ka ka bilaaban doona dhamaadka bishan July magaalada Tokyo ee dalka Japan.
Ramla waxay...
Maxaa kordhiyey qaraxyada is-miidaaminta ah ee ay shaqsiyaadka ka fuliyaan Muqdisho?
Bilooyinkii ugu dembeeyay waxaa Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho kusoo badanayay qaraxyada ismiidaaminta ah oo ay dadku isku soo xiraan, kuwaas oo lala beegsanayay...