News Somalisan
Danbi baarihii saldhiga Bolice ka oo la dilay
Wararka naga soo gaaraya degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in Kooxo hubeysan ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa ciidanka booliska...
Ardayad ugu gurguurataa jilbaheeda hal iyobar KLM iskuulka maalin kasta.
La kulan gabadha dugsiga kurayda ah ee gurguurta 1.5 kiiloomitir dugsiga
Agnes Mba oo sagaal jir ah kana soo jeeda Dasabligo ee gobolka Bariga Sare...
Shiinaha oo Guri 10 Dabaq ah ku dhisay 29 saacadood
Maxaa khaldami kara Dhismayaasha Shiinaha waxay dhisayaan guri dabaq ah 29 SAACADOOD
Muuqaalo waqti-dhaaf ah oo dhismaha ah ayaa muujinaya shaqaalaha dhismaha oo ku dhameystiraya...
Full VIDEO Dadweynaha Muqdisho iyo maalmaha Xoriyada 26ka Jun iyo 1da...
https://youtu.be/tNLJyzVco2Q
hacabka Mogadishu iyo toddobaadka xoriyada oo ugu horeyso 26 June ayadoo la gaarin Munasabada oo Maalinka ay ka dhiman tahay aya a waxa qabsaday...
Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee maamulka iyo maaliyada gobalka banaadir Abdulkadir...
Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee maamulka iyo maaliyada gobalka banaadir Abdulkadir Mohamed Mohamud (Caana Boore) ayaa xafiiskiisa ku shir gudoomiyay shir looga hadlayay halka...
SOMALIA REPORTAGE: IBRAHIM, THE COLONEL SOMALO AERONAUTICO DI POZZUOLI
I'm aeronautical. I studied at the Pozzuoli Academy in 1989 as an official pilot student and I stayed for 4 years. It was a...
Dagaal yahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa dilay Booliis keyd u ahaa,...
Dagaal yahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa dilay Booliis keyd u ahaa, labo kalena ku dhaawacay Weerarkii Mandheera
Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa maalintii seddexaad weerar ku qaaday...
Al-Shabaab Militants Kill Police Reservist, Injure Two Others In Mandera Attack
Al-Shabaab militants struck for the third day running in Mandera killing one Kenya police reservist and injuring two others before burning two tractors at...
Kenya Fred Matiangi oo sheegay in ciidamada booliska laga hor istaagi...
Wasiirka arrimaha gudaha dalka Kenya, Fred Matiangi, ayaa dhawaan sheegay in ciidamada booliska laga hor istaagi doono inay haasaawaan ama isguursadan inta ay shaqada...
Guri 30 dabaq ah oo Dahabshiil Muqdisho ka dhiseyso
Shirkadda Dahabshiil Group ayaa isniinta 28ka bishan June daah furaysa bilowga dhismaha Dahab Tower oo noqon doona dhismaha ugu dheer uguna weyn geyiga Soomaaliyeed...