somalisannews
Xildhibaajnada oo iska dhex magacaabay gudigii dooran lahaa Guddoonka golaha Shacabka
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdisalaan Axmed Dhabancad ayaa magacaabay Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo ka kooban 10 xubnood...
Full VIDEO HP Qaabkii ay u dhacday Muaasibadii dhaarinta Xildhibaanada baarlamaanka...
https://youtu.be/fSIHTP0O6WI
Cadeymo loo haayo in ciidamada ruushku geysteen Xasuuq ba.an
Meydadka in ka badan 900 oo qof oo rayid ah ayaa laga helay gobolka Kyiv, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan booliiska.
Dadkaan ayaa ku...
Ajandayaasha horyaal iyo Kalfadhiga Baarlamnanka 11-aad oo furmay
Waxaa goor dhow furmay Baarlamnanka 11-aad Kalfadhigiisa 1aad, Kulankiisa 1aad
Ajendaha Kulanka Maanta ayaa ah:
1-Furitaanka aayadaha Quranka Kariimka
2-Ansixinta Ajendaha
3-Dhaarinta Xildhibaano
4-Hadal-jeedinta Guddoomiyaha KMG ah Xil.Cabdisalaam Axmed...
Ururka Midowga Africa oo Aqbalay ceyrintii Francisco Madeira sheegayna in ay...
Ururka Midowga Africa oo Aqbalay ceyrintii Francisco Madeira sheegayna in ay badali doonaan
Howlgalka KMG ah ATMIT ee lagu baddelay AMISOM ayaa la kowsaday jahwareer...
Xildhibaanada cusub ee labada Aqal Baarlamaanka ayaa lagu waddaa...
Xildhibaanada cusub ee labada Aqal Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu waddaa in ay yeeshaan kulankoodii ugu horreeyay ka..
Xildhibaanada cusub ee labada Aqal Baarlamaanka...
Suxufiyiin weli u xiran rabshadihii ka dhacay jeelka weyn ee magaalada...
Waxaa magaalada Hargeysa ku xiran maalinkii Saddexaad 13 Suxufi oo qaarkood ay ka mid yihiin kuwa sida weyn loogu yaqaano Somaliland ka dib markii...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Talyaaniga oo isku dhac ku dhex maray...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Talyaaniga oo isku dhac ku dhex maray diblumaasiyiin
Talyaanigu waxa uu safiir Ciise u laalay aqoonsiga diblumaasiyadeed kadib codsi ka yimid...
Garba haareey oo laga diiday in doorashada kuraasta taal lagu qabto...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Gedo Axmed Buulle Gareed ayaa ka soo horjeestay go’aankii ka soo baxay guddiga doorashooyinka heer federaal ee doorashada looga wareejiyey magaalada...
Fidna abuur Buur madow Somalia Laba Dowladood Ba Ka Jira Mid...
Somalia Laba Dowladood Ba Ka Jira Mid Beesha Dir Baa Madaxweyne Ka Ah Oo Waa Shabaab ee ina godane ha loo duceeyo
Muxuu u fashilmay...