Home Afsomali Maamulka Hir-Shabeelle oo ka digay la macaamilka Al-Shabaab

Maamulka Hir-Shabeelle oo ka digay la macaamilka Al-Shabaab

Wasaaradda Amniga Gudaha Hirshabelle oo ka duuleysa go’aamadii laga gaaray la dagaalanka Al-Shabaab ayaa cadeysay in cidkasta oo la shaqeysa, utagta ama u hogaansanta awaamiirtooda ay ku xukun yihiin Al-Shabaab.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Amniga Hir-Shabaab ayaa guud ahaan Shacabka iyo cidkasta oo kunool degaannada Hir-Shabeelle uga digtay la macaamilka Al-Shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.