somalisannews
Ciidamada Daraawiishta Puntland Oo Lala Beegsaday Qarax
Ciidamada Puntland ayaa sheegay in ay fashiliyeen Wareer dagaalamaaysha Al-Shabaab ay qorsheeyeen in ay ku qaadaan magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Dowlad Goboleedka Puntland.
Wararka...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Oo Loo Doortay Xildhibaan Golaha Shacabka Ah.
Taliyaha ciidanka asluubta Jeneraal Mahad C/raxmaan Aadan, ayaa maanta loo doortay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka 11-aad kadib doorasho goordhow ka dhacday magaalada Baydhabo ee...
Maamulka Koonfur Galbeed oo soo geba-gabeeyay doorashada Golaha Shacabka
Guddiga hirelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta sooo geba-gabeeyay doorashada 69 Xildhibaan ee Golaha Shacabka ku leeyahay Maamulka Koonfur...
Gaadiidleyda Magaalada Boosaaso oo Shaqa joojin sameeyay
Waxaa Maanta Shaqa joojin kaga dhawaaway magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari gaadiidka dadweyna qaada gaar ahaan kuwa loo yaqaan (Dhikilada) , kuwaas oo...
Nacamleynta waa lagu sharaf beelaa
Maqaalada Dhab ka hadal anaa ku furayo sudaan ee arimahaan aan bulshada u iftiimino
Dhib badan baa heysa Inta ku shaqeysata in ay masuul...
Is Somalia Ready For A One-Person-One-Vote In 2020?
Somalia is currently recovering from over 3 decades of instability. The Federal government of Somalia currently sits in Mogadishu at Villa Somalia that is...
Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo Dib-u-dhisaysa Xarun muhiim ah
Wasiirka Boosta, isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Eng. Cabdi Canshuur Xasan, ayaa maanta la wareegay xarunta taleefannada dalka oo ku taalla degmada...
Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo si rasmi ah xilkii ugala...
Munaasabad ka dhacday xafiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa waxaa xilka kula kala wareegay Ra’iisal Wasaaraha cusub mudane Xasan Cali Kheyre iyo Ra’iisal Wasaaraha xilka ka...
VIDEO Raiisalwasaare Xasan Cali Kheyre oo codka kalsoonida ka helay...
https://youtu.be/vOYwdzJY8OE
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod caqlabiyad leh kalsoonida ku siiyay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo 23-kii February uu u magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
VIDEO Dowladaha Mareykanka iyo Ingiriiska oo malaayiin doolar abaaraha dartood ugu...
https://youtu.be/JBBlxtcbw9k
Madaxweynaha Dowlada somaliaya Madaxmed Cabdulaahi farmaajo ayaa ka qeybgalay shir ay iskuugu yimaadeen Magaalada Muqdisho madaxda dowlada fadaraalka kuwa maamulada dalka beesha caalmka iyo...