Home Authors Posts by somalisannews

somalisannews

somalisannews
262 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweyne Farmaajo oo magaacaabay la taliye xaga arimaha bulshada

0
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay la taliyihiisa u qaabilsan dhinaca arrimaha bulshada qof dumar ah. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha oo...

VIDEO Madaxweynaha oo daahfurey shir dowlada fd iyo beesha caalamku uga...

0
https://youtu.be/JBBlxtcbw9k Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Muqdisho ka furay Shir looga hadlayo Abaaraha Dalka ka jira oo u dhexeeya DFS iyo Beesha Caalamka. Madaxweynaha Soomaaliya...

Waqooyiga America oo laga teegeeray Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isul wasaare...

0
https://youtu.be/L-79dJixyCE Waxaa xaflad aad iyo loo soo agaasimay oo lagu qabtay magaalada Toronto laguna soo dhaweynaayay Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’isul wasaaraha Cusub oo uu dooratay...

Gudoomiyaha golaha shacabka oo sheegay waqtiga uu furmayo Kalfadhiga 1aad...

0
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka  Soomaaliya ayaa shaaciyey in Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka uu si rasmi ah u furi doono maalinta arbacada ah ee soo...

Muqdisho Dab xoogan oo ka kacay kuna fiday qeybo badan...

0
Dab xoogan ayaa qabsaday suuqa weyn ee Bakaaraha ee Magaaladda Muqdishu, gaar ahaan agagaaraha Suuqa Khaliifa. Dabka ayaa waxaa...

DHAGEYSO Afhayeenka Alshabaab: “Xasan keena ama Farmaajo keena dagaalku ma ...

0
“Kalimadan waxaan fariin ugu direynaa culimada, guud ahaan dadka Soomaaliyeed, Waalidiinta ay ilmahoodu gaalada askar u noqdeen iyo nidaamka cusub ee ay gaaladu keensatay iyo gaalada...

XOG: Musharax Madaxweyne & Xildhibaan bilaabay olole looga horjeedo Ra’iisal ...

0
Caddow Cali Gees oo iskiis olole ugu jiray in loo magacaabo Ra’iisal wasaare ayaa si weyn uga xumaaday magacaabidda ra’iisal wasaaraha cusub, isagoo si gaara ugu...

VIDEO Madaxweyne Faramaajo Dadka laaluusha qaatay iyo kuwa Musuqmaasuqa sameeya iyaga...

0
https://youtu.be/2FQokGKkNwA Wuxuuna  salaam saraf ka qaatay Cutub ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Madaxweynaha Salaam sharaf siiyey,waxaana intaasi ka dib uu tagey Xarunta tababarka Maxaabiista...

Faramaajo oo ricord cusub dhigay iyo lama maqal lamana arag tanoo...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fadaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dib ugu laabtay magaalada Muqdisho. markii xilkaasi loo doortay, wuxuuna Boqor Salmaan Bin C/casiis ka helay Casuumaad. Madaxweynaha...

Xildhibaanada Aqalka sare oo ansixiyey Gudiyo KMG ah

0
Kulankan ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi, iyadoo ay soo xaadireen 32 Xildhibaan ee Aqalka Sare. Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com