Dab xoogan ayaa hadda ka kacay guryo u dhow suuqa boocle ee Degmada dharkenley ee Gobolka Banaadir.
Dabka ayaa ka bilowday guri kamid ah guryaha gubanay waxaana dadku ay sheegayaan in uu ka bilowday koronto waxa uuna kusii fidayaa hadda guryo dhowr ah oo ku teedsan ilaa 3 guri in kabadan ayuu hadda dabka sii fidayaa.
Ma jiro wax dab damis ah oo goobta soo gaaray.
https://youtu.be/MkOqPtIk6Bc
Dhanka youtube ka
https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view