Home Afsomali Dad u geeriyooday Qaraxyo miinada dhulka lagu aasyo Hoobiyayaal iyo Hadal la.aanta...

Dad u geeriyooday Qaraxyo miinada dhulka lagu aasyo Hoobiyayaal iyo Hadal la.aanta maamulka dagmooyinka ay ka dhaceen midka Gobolka banadir iyo Xakuumadaba .

Madiino Hospital

Dad u geeriyooday Qaraxyo miinada dhulka lagu aasyo Hoobiyayaal iyo Hadal la.aanta maamulka dagmooyinka ay ka dhaceen midka Gobolka banadir iyo Xakuumadaba .

Waxaana loo maleynayaa inay mashquul ku yihiin waxyaabo kale oo u muuqda iyaga uun hase yeeshee dagmada wardhiigley ilaa 5 hoobiye ayaa ku habsatay goobo iyo guryo ay dad joogeen waxaana ku  dhintay in ka badan 5 ruux halka qaarkood soo gaareen dhawacyo kala duwan waxaana jirta iyo xubno Muhiim ah laga jaray qaarkood

Meydka askari ku dhintay warsheikh ayaa lageeyey xarunta danbi barista ka dibna ispitalka madiina ayaa laga diiwaan galiyey askarigasi in uu u dhintay isaga oo la dagaalamaya ciidankmeel ka mid ah dagmada warshiikh ugu danbeytiina sida ay ciidamadu ku dileen .

Suuqa bakaaraha ayaa qaax ka dhacay dilay intaa 4 ruux waxaana ku jiray hooyo iyo wiil ay dhashay oo meydkoodii ispitalka intii loo si waday ay dhaxda ku nafwaayeen waxaa jira dad kale oo ku dhaawacmay .

Dhanka siinka dheer gaari ciidan ayey ku qaraxday miinada nooca soo boodeyda ay dadku u bixiyeen xili ay halkaa marayeen waxaana qaarkood ispitlak alageeyey iyaga oo dhaxda meyd ku noqday balse dhaawacyadii ayey dhaqaatiirtu dhayeen

Mar aan ispitalkatagay ayaan arkay dad badan oo u ooyaya eheladoodii oo wax ku noqday dhamaan arimahaasi dhacay balse isma so taagin masul dowladeed taasi oo yaab igu noqotay balse la arki doonee waxaa ay ku dhamaato hadii la nool yahay

21 COMMENTS

Leave a Reply to Pæçó Tæphó Táphò Cancel reply

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.