Dagaal Baangado & Faas la isku Adeegsanayo oo Ka Socda Sh/Hoose
Warbaahinta ayaa waxay heshay Khabar sheegaya in Dagaal uu ka socdo tuulo Hoostagto Degmada Qoryooleey Ee Gobolka Shabellaha Hoose.
Dagaalka ayaa la isku Adeegsanayaa Waramada,Faasaska iyo Baangadaha waxaana uu udhaxeeyaa Qabiilo halkaasi wada deggan.
Waxa la sheegay in dadkaasi ay yihiin Xoolo dhaqato iyo Beeraaleey Ood waaag ku ah Tuulada ay ku dagaalamayaan.
Taliska Ciidanka Dawlada Ee Kusugan Qoryooleey ayaa kubaxay joojinta Dadka Beel ahaanta udiriraya,waxaana jira khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Inta badan Dagaal beeleedyada ayaa waxay kusoo laab laabteen Gobolka Shabellaha Hoose.
https://youtu.be/N5I81-k_a18
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?sort=dd&shelf_id=0&view=0