Home Afsomali Dayaxii Reer maka Diinkow horseeday dhageysi wacan

Dayaxii Reer maka Diinkow horseeday dhageysi wacan

Muslimiin Aduunka dacaladiisa ka kala yimid oo kor u dhaafaya hal miljan iyo bar oo Gudanaya Waajibaadka Xajka ayaa maanta taagan Buurta Carfo.

Maanta oo ah Sagaalka Dul Xaji waxeey Xujeeydu taaganyihiin Buurta Carafo iyagoo ku duceysanaya.

Dhanka kale maanta 9ka Carafo dadka Muslimiinta ah ee ku nool Aduunka daafihiisa way soomanyihiin kaasi oo ah suno aad u ajar badan.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.