Home Afsomali Deg Deg, agaasime kuxigeenka madaxtoyada soomaaliya abdinur mohamed Ahmed

Deg Deg, agaasime kuxigeenka madaxtoyada soomaaliya abdinur mohamed Ahmed

Deg Deg, agaasime kuxigeenka madaxtoyada soomaaliya abdinur mohamed Ahmed ayaa ka badbaaday iskuday afduub ay doonayeen beesha gaaljecel

Agaasimaha ayaa xilli Salaada jimcaha kasoo baxay masaajidka isbaheysiga, waxaa isku harereyay ciidamo katirsan militaryga Somalia oo ka gadoodsan dilka ikraan tahliil, intaasi kadib waxaa usoo gurmaday ciidamada ilaalada Madaxtooyada koofiya casta,

Ugu dambeyn taliyaha booliska ayaa ku qanciyay ciidamadii harereyay agaasimaha iney furaan wadada si looga baaqsado isku dhac khasaare dhalin karo,

Xigasho somalisan.net

Previous articleMuqdisho iyo koofurta dalka malaga helayaa xildhibaan wiilkaan oo kale soo saara
Next articleXildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle oo lagu dhaawacay magaalada Jowhar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.