Home Afsomali Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle oo lagu dhaawacay magaalada Jowhar

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle oo lagu dhaawacay magaalada Jowhar

Saddex xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Hirshabeelle ayaa goor dhow lagu dhaawacay bombo gacmeed lagu weeraray guri ay ka deganaayeen magaalada Jowhar.

Bamka kadib ayaa la maqlay rasaas badan oo ay fureen qaar kamid ah ciidamada ammaanka ee magaalada Jowhar oo halkaas ilaalo ka hayay.

Wararka oo weli soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in halka bamka lagu tuuray ay tahay xaafad ay si weyn u degen yihiin musharaxiinta iyo xildhibaanada baarlamaanka ayna ka fogeyn hotelada waaweyn ee magaalada.

Wixii kusoo kordha kala soco

www.somalisan.net

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here