Home Afsomali Dhageyso AMISOM waxaan Cadaado u tagnay in aan dajino xiisadaha Colaadeed ee...

Dhageyso AMISOM waxaan Cadaado u tagnay in aan dajino xiisadaha Colaadeed ee ka jira Galmudug

Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug waxa gaaray Xubno ka socda Midwoga Afrika ee AMISOM oo uu hoggaaminayo taliyaha Ciidamada AMISOM Gen, Subagle iyo Sarakiil kale.

Cadaado ayaa Maalmahaan waxaa ka taagan xiisad u dhaxeysa Madaxda Galmudug taas oo isku bedeshay xilka qaadis iyo diidmo.

Gen, Cismaan Nuur Subagle oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay la kulmeen labada Garab ee xiisadu ay ka dhaxeyso isla markaana ay isfargarteen

Waxa uu sheegay inĀ  sababta ay Cadaado u tageen ay tahay in ay dejiyaan xiisadaas inta badana ay ku guuleesteen.

Ugu dmbeyn waxa uu sheegay in iyagu ay amartay Xukuumadda Soomaliya ayna xqiijin doonaan amniga Magaalada si aysan xabad u dhicin.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gen, Subagle

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.