Home Afsomali Dhageyso Axmed Madoobe Xaalada somaliya diyaasparp Waxba kamaqabankarto

Dhageyso Axmed Madoobe Xaalada somaliya diyaasparp Waxba kamaqabankarto

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa warbaahinta u sheegay in xaaladda Soomaaliya xilliggaan ay ku sugan tahay ay tahay Mid u baahan in si deg deg ah wax looga qabto.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku sugan tahay xaalad halis ah oo u baahan in  waxgaradka Soomaaliyeed iyo xildhibaanada ay doorkooda qaataan si dalka loo badbaadiyo.

Ujeedada ayuu sheegay in tahay in dalka ay maamulaan dad aan ku sugneyn 30-kii sano ee lasoo dhaafay.

Waxaa uu tilmaamay in Xaaladda Soomaaliya cidda wax ka qabankartaa in ay tahay kaliya dadkii Soomaaliyeed ee ku sugnaa 30-kii sano ee lasoo dhaafay.

Hadalka Madaxweynaha Jubbaland ayaa u muuqday in uu dhaliil uga dhigaayay Madaxda ugu sareysa Soomaaliya oo ah kuwo qurbo joog ah, islamarkaana 30-kii sano ee ugu dambeeyay kunoolaa dalka dibadiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.