Home Afsomali Dhageyso Salaad Cali Jeele oo kabaha ka dul maray Madaxda Dowlada sheegayna...

Dhageyso Salaad Cali Jeele oo kabaha ka dul maray Madaxda Dowlada sheegayna in ay shaqadooda ku guuldareystaan ,Xildhibaanadu wey ka cabsadaan Xarakada Alshabaab mooshina kama keeni karaan

Salaad Cali Jeele Xildhibaanadu wey ka cabsadaan Xarakada Alshabaab mooshina kama keeni karaan.

Mr Jeelle waa in la ii mahadceliyaa ileen ciidamada Ethiopia aniga ayaa dalka keenaya ama la diidaa in ay dalka Joogaan  ,hala iga garbaxo dowlad iyo shacabow

siyaasiga weyn ee salaad Cali Jeelle oo hoey u soo Qabtat Xilal kala duwan mar ahaa xildhibaan ayaa is barbardhig ku sameeyey hadalada Siyaasiyiinta marka diidan fikirka ah in Ethiopia garab iyo ciidan la weydiisto oo maciin la bido marna lagu siyaasiyiintu cadow ku tilmaamaan .

wuxuna xusay arimo badan oo ay ka mid tahay  u yeerashadii ciidanada Ethioipa ee dowlada Cabdulaahi Yuusuf oo isagu ka ahaa wasiir ku xigenka gaashaan dhiga iyo axsaabtii gulufka colaadeed kala soo horjeeday ee la heyd doonimeyno markii danbana fikirkoodii wax iska badaleen eewax walbo u ogolaaday ilaa ayba xadka hadalka talaabeen sida dowladihii Sheikh sharrii iyo Xasan sheikh oo heeshiisyo iskaashi la galay

Salaad Cali jeele ayaa isagu tagaan markii hore hada ayuu ka badan yahay Ethiopianka dalka joogo mucaaradkoodana inti i horey wuu ka yaryahay arintaasna baarlamaanku waa ogyahay wuuna taageersan yahay qeylana kama tagano joogitaankooda iyo falgalada ay sameynayaan ciidankooda  in xabashi la soo dhweeyey waa ku faraxsan yihiin kuwii qeylin jirey ee aan isla naqaanay .

Salaad ayaa ku micneeyey arintaas ane in ay la mid tahay anigu waan ku shaqeysanayaa adne kuma shaqeysan kartid ciidamada Ethioia oo joogintaanka dalka bulshada ay ka qabto figrado kala duwan .

Mr Jeelle waa in la ii mahadceliyaa ileen ciidamada Ethiopia aniga ayaa dalka keenaya ama la diidaa in ay dalka Joogaan  ,hala iga garbaxo dowlad iyo shacabow .

Salaad Cali Jeele ayaa si dadbadan uga hadlay arinta Cabdikariin Qalbi dhagax in kasta oo uu go.aanka dowlada umuujin taageero wuxuuse Sheegay in ay Nabadsug qabatay

dhanka kale salaad ayaa cambaareeyey in la Noqdo xildhibaan ama wasiir oo uu sheegay in markasta ay ku fashilmaan shaqada loo ikmaday ayna ku guuldareystaan wax qabadkooda siyaasadeed

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

Previous articleDhageyso aas waradareyd jigjiga loogu sameeyey Soomaalidii Lagu Laayay Haawaday ( DAAWO SAWIRADA )
Next articleToos Ama Live u daawo Doorashada Jowhar ee Tartanka Madaxweynenimo ee Maamulka Hirshabelle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.