Wariye Max’ed Aweys Muudeey oo loo yaqaan Boqorka Bartamaha aya laga sii daayay Xabsi ku yaala Dalka Itobiya.
Boqorka Bartamaha ayaa Horay Loogu Xukumay 27 sano waxaana Hada la shaaciyay in Lagu guulaysaty Sii daynta Boqorka Bartamaha oo ahaa weriye Caan ka ahaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada soomaaliya.
Warar laga helay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in La sii daayay Boqorka Bartamaha oo Horay Loogu eedeeyay Falal la xariira Argagixisanimo ka dib markii Hooy uu deganaa laga helay Huba asi iyo dhalinyaro kale.
Laakiin Dadaalo Fara badan ka dib waxaa Lagu guulaystay in La shaaciyo Hornimadiisa in uu Dib u helay Maxamed Aways Muuday Boqorka Bartamaha.
Arinkaan ayaa Yimid ka dib Markii Todobaadkii Hore La shaaciyay in Dowlada Itoobiya Lagu wareejiyay Sarkaal Sare oo ka Tirsanaa Jabhada ONLF, Kaas oo Dowlada soomaaliya lagu eedeeyay in ay Ka dambayso.
Hasa yeeshee Lama oga in uu yahay Is dhaafsi Laba Ruux oo soomaaliya oo ay is dhaafsadeen Soomaaliya iyo Itobiya.
hanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0