
Dowladda, Sweden, ayaa ugu yeertey, biyong yan, iyo Washington, in ay kawada haddlaan, umuuraha, ku saabsan, hubka niyuuk leyka, kuuriyada, woqooye, kaas oo dhab ahaantii, walaac ku haaya Washington ton iyo xulafadeeda, sida dalalka , Japan iyo kuuriyada waqooyi.
Waxaa fa shilamey, wadahadalo tira laba jeer ah , oo ay yeesheen, madaxweyne, taraam iyo dhigiisa kiim joon uun, waxaana labada marba ay ku so dhamaadeen, is fahm waa, mr taraam oo dhowr jeer lahadley, war baahinta ayaa sheegey, in uusan nin xun ahayfd, hugaamiyaha, itaalka badan ee jeedaga xiiran mr kiim.
Haddaba waa maxay sababta ay guul darada, ay ugu soo dhamaaden, shirarkii hore, oo ugu dambeeyey, kii ka dhacay, caasimadda, Dal biri ahaajirey, cadowga 1aad mareykanka, lkn hadda kamid ah saaxiibada, ameerikaan ka, waa dalka fiidnaam , magalada madaxdiisa, haanooy.
Waa kuwaan sababaha, guurada keeney, ama la isku fahmi waayey.
1 marka hore cadowtooyo gaamurtey, oo u dhaxeeysa labada dal taas oo markaani kontan sanno jirsatey, waxaa ka loo jira, is aamin la aan iyo in dal waba, ay tiisu un u cadddahaya, tusaale mareykan ka waxaa uu dooneyaa,in marka hore kuuriyada woqooye, gabi ahaamba ay baa bi, iiso hubkeeda, niyuuk leeyrka iyo gan taalada ridada dheer, kuwaasi oo xitaa xambaari kara, madaxyada, niyuuleeyrka.
Ugu dambeeyntii Washington waxaa ay sheegtey, in ay cuna qabateynta ay kaqaadeyso dowladda kuuriyada woqooye, isla markaana, baabim,iinta hubka, biyonyan, looga badello, dhaqaale, iyada oo gabi ahaamba, laqadeyo, wixii xayiraad ahaa ee saaranaa, dakaasi.
Waa maxay wax yaabaha, ay naawileyso kuuriyada, yada woqooye, waxaa ka mid ah waxaa ay dooneyso, in marka hore la qaado qaar ka mid ah xayiraadaha, saran dalkaasi, taa bedelkeedana, iyana ay joojiso, tijaabada, gan taalada casriga ah, iyo horumariinta, hubkeeda, niyuuk leeyrka.
Wadahada laduna ay u socdaan qaab dib lamaasiyadeed, iyada oo mar walba laga fogaaneyso , wixii car qaladenykara, ama dhib u keenni kara, labada dal.
Haddaba, iyada oo ay jiraan, dhamaan caqabada aan soo sheegney iyo kuwo kaleba ay jiran dowladda Swden maku kuuleysan kartaa, xalinta dhibatada, u dhexeysa, Washington iyo biyong yang, qubarada, falan qeeya siyaasadda qaar kood ayaa qaba, in aan wax badan ka soo kor dhi donnin, dhex dhexaadinta, Dowladda Sweden,
waxaa kalana ay qabaan in wax walba ay ku xiran yihii, tanasulka ay sameeyaan Ms kiim iyo madax weyne taram.
Dowladda, isweeden, ayaa ugu yeertey, biyong yan, iyo waa shinton, in ay kawada haddlaan, umuuraha, ku saabsan, hubka niyuuk leyka, kuuriyada, woqooye, kaas oo dhab ahaantii, walc ku haaya waashin ton iyo xulafadeeda, sida dalalka , jabaan iyo kuuriyada koon fureed.
Waxaa fa shilamey, wadahadalo tira laba jeer ah , oo ay yee sheen, madaxweyne, taraam iyo dhigiisa kiim joon uun, waxaana labada marba ay ku so dhamaadeen, is fahm waa, mr taraam oo dhowr jeer lahadley, war baahinta ayaa sheegey, in uusan nin xun ahayfd, hugaamiyaha, itaalka badan ee mr kiim.
Haddaba waa maxay sabbta ay guul darada, ay ugu soo dhamaaden, shirarkii hore, oo ugu dambeeyey, kii ka dhacay, caasimadda, Dal biri ahaajirey, cadoga 1aad mareykanka, lkn hadda kamid ah saaxiibada, ameerikaan ka, waa dalka fiidnaam , magalada madaxdiisa, haanooy.
Waa kuwaan sababaha, guurada keeney, ama la isku fahmi waayey.
1 marka hore cadow tooyo gaamurtey, oo u dhaxeeysa labada dal taas oo markaani kontan sanno jirsatey, waxaa ka loo jira, is aamin la aan iyo in dal waba, ay tiisu un u cadddahaya, tusaale mareykan ka waxaa uu dooneyaa,in marka hore kuuriyada woqooye, gabi ahaamba ay baa bi, iiso hubkeeda, niyuuk leeyrka iyo gan taalada ridada dheer, kuwwasi oo xitaa xambaari kara, madaxyada, niyuuleeyrka.
Ugu dambeeyntii washinton waxaa ay sheegtey, in ay cuna qabateynta ay kaqaadeyso dowladda kuuriyada woqooye, isla markaana, baabim,iinta hubka, biyonyan, looga badello, dhaqqle, iyada oo gabi ahaamba, laqadeyo, wixii xayiraad ahaa ee saaranaa, dakaasi.
Waa maxay wax yaabaha, ay naawileyso kuuriyada, yada woqooye, waxaa ka mid ah waxaa ay dooneyso, in marka hore laqaado qaar ka mid ah xayiraadaha, saran dalkaasi, taa bedelkeedana, iyana ay joojiso, tijaabada, gan taalada casriga ah, iyo horumariinta, hubkeeda, niyuuk leeyrka. Wadahada laduna ay u socdaan qaab dib lamaasiyadeed, iyada oo mar walba laga fogaaneyso , wixii car qaladenykara, ama dhib u keenni kara, labada dal.
Haddaba, iayada oo ay jiraan, dhamaan caqabada aan soo sheegney iyo kuwo kaleba ay jiran dowladda is weedhan maku kuuleysan kartaa, xalinta dhibatada, u dhexeysa, waashinton iyo biyong yang, qubrada, falan qeeya siyaasadda qaar kood ayaa qaba, in aan wax badan ka soo kor dhi donnin, dhex dhexaadinta, Dowladda is weedhen,
Kalka wa kalana ay qabaan in wax walba ay ku xiran yihii, tanasulka ay sameeyaan ms kiim iyo madax weyne taram.