Home Afsomali Dowladda oo ka hadashay Diyaaradda ku dhacday Garoonka Aadan-Cadde

Dowladda oo ka hadashay Diyaaradda ku dhacday Garoonka Aadan-Cadde

Hey’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Civil Aviation ayaa war saxaafadeed ka soo saartay shilkii diyaaradeed ee ka dhacay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde.

Qoraal kasoo baxay Hay’adda ayaa lagu sheegay in diyaaradda ay siday 34 Ruux oo Shacab ah, isla markaana ay baaris ku hayaan waxa sababay Shilka ay gashay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.