Home Afsomali Full VIDEO Dhamaan Ansixinta RW Xasan Cali Kheyre ha is raamsato...

Full VIDEO Dhamaan Ansixinta RW Xasan Cali Kheyre ha is raamsato diidaye ha israacdee daa

 

Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Maxamed  farmaajo  ayaa furay kalfadhiga koobaad ee Baarlamaanka 10-naad kana codsaday xildhibaanada in ay codka kalsoonida siiyaa xasan cali kheyre , waxaana shir guddoominayay guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sh. Cismaan Jawaari.

Gudoomiye jawaari ayaa faahfaahiyey markii cod  gacan tag ah loo Qaaday Raiisalwasaaraha natiijada  ansixinta  codka kalsoobida  wuxuuna tirin ka dib ku dhawaaqay in dhamaan xildhibnada soo xaadir ay u codeeyeen raiisal was are Xasan Cali Kheyre

Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadcelinta xildhibaanada codka kalsoonida buuxda leh siiyey ka dib ku dhawaaqay balanqaadyo Waxaana  Xasan Cali Kheyre  isla goobtii lagu ansixiyey si uu xilka ula wareego ku dhaariyey Godoomiyaha maxkada sare ee dalka

Xildhibaanada  Baarlamaanka Soomaaliya ayaa  cod caqlabiyad leh Ansixiyey Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo 23 bishaan  magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Maxamed Cabdullaahi  Farmaajo”.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.