Shir weyne balaaran oo ay isugu yimaadeen odoyaasha dhaqanka iyo midnimada beelaaha hawiye ayaa looga hadlay
arimaha doorashopoyin doorka dhaqanka dhisida xukuumad cusub natiijadii ardaydii ku dhacday imtixaankii dowlada waxbka qabshada musuqmaasuqaa qaraxyada dilalka iyo kufsiga ka magaalada Muqdisho
waxaana ka hadlay dhamaan arimahaas gudoomiya golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha haweiye nabadoon Maxamed Xasan Xaad Afhayeen Cabdi nuur Axmed Diiriye Cali iyo kuwo kale oo aan halkaan magacyadooda ku soo wada koobi karin waxaana ay sheegeen in ay ka xun yihiin waxyaabaha dalka ka dhacayo
ugu danbeyn kulanka waxaa laga soo saaray warmurtiyeed dhowr qodob ka kooban