Home Afsomali Full VIDEO beelaha hawiye Yaan nalagu kalifin in aan gacmaheena ku adeegano

Full VIDEO beelaha hawiye Yaan nalagu kalifin in aan gacmaheena ku adeegano

Shir weyne balaaran oo ay isugu yimaadeen odoyaasha dhaqanka iyo midnimada beelaaha hawiye ayaa looga hadlay

arimaha doorashopoyin doorka dhaqanka dhisida xukuumad cusub natiijadii ardaydii ku dhacday  imtixaankii dowlada waxbka qabshada musuqmaasuqaa qaraxyada dilalka iyo kufsiga ka magaalada Muqdisho

waxaana ka hadlay dhamaan arimahaas gudoomiya golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha haweiye nabadoon  Maxamed Xasan Xaad Afhayeen Cabdi nuur Axmed Diiriye Cali iyo kuwo kale oo aan halkaan magacyadooda ku soo wada koobi karin waxaana ay sheegeen in ay ka xun yihiin waxyaabaha dalka ka dhacayo

ugu danbeyn kulanka  waxaa laga soo saaray warmurtiyeed dhowr qodob ka kooban

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here