Home Afsomali Full VIDEO Rooble oo lagu eedeeyey in uu qeyb ka yahay boobka...

Full VIDEO Rooble oo lagu eedeeyey in uu qeyb ka yahay boobka dhulka danta guud

Admiral Cabdixamiid Maxamed Dirir rooble wuxuu qeyb ka yahay boobka dhulka danta guud uuna dhulkii ciidanka bada ee miranaayo uu dhismo cusub uga socdo.

Inkasta uu sarkaankaan hada soo shaac bixiyey warkaan ayaa hadana maalmahaan la isla dhaxmarayey jiritaankiisa walow aan cadeynmo ku filan loo heynin waxaana warku intaa ku sii darayaan in madax kale ay lug ku leeyihiin xalaaleysashada dhulka danta guud oo iyadu haatan u muuqato in isqarintii ay meesha ka baxday maadaama lagu jiro xili kala guur ah

Waxaana jira dhulal banaanaa tan iyo xiligii xoriyada oo hada uu dhismo lagu bilaabay sida dhulkii biyaaso liibaro la isu sheegayo in ganacsato caan ah laga iibiyey halka dowlada hoose ay horey u sheegtay in gaadiidka waaweyn lagu xareyn doono balse ilaa iyo hada galjeelkii la saaray aan laga furin sababo jiro owgeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.