Taariikh Waxqabad Maalintii Koowaad: 22-03-2021
8:00 – 9:00 Imaanshaha maamulayaasha Goobta
9:00 – 10:00 quraac iyo kalsooni dhisid
10:00 – 10:30 Nasasho
10:30 – 12-30 hadal jeedinta iyo dhisida kalsoonida ayaa socota
12:30 – 2:00 Salaad iyo Qado
2:00 – 3:30 soo bandhigida gudiga farsamada ee ku saabsan heshiiska qabyada ah ee Baydhabo maamulayaasha
3:30 – 4:30 Milicsiga soo bandhigida gudiga farsamada ee maamulayaasha
4:30 – 5:00 Sameynta gudiga qoraalka qoraalka
MAALIN LABAAD: 23-03-2021
8:00 – 9:00 Imaanshaha kaqeybgalayaasha
9:00 – 9:30 Soo bandhigid ku saabsan amniga doorashada oo ay soo bandhigeen Guddi Hawleedka Amniga Doorashada
9:30 – 10:00 Soo bandhigid ku saabsan horumarka doorashada oo ay soo bandhigeen gudoomiye FIET
10:00 – 10:30 Nasasho
10:30 – 11-30 Milicsiga soo jeedinta Guddi Hawleedka Amniga ee doorashada ay soo bandhigeen maamulayaashu
11:30 – 12:30 Milicsiga soo bandhigida gudoonka FIET ee maamulayaasha
12:30 – 02:00 Salaad iyo Qado
02:00 – 02:20 Soo saarista Warmurtiyeedka
Xaflada Xidhitaanka
02:20 – 02:40 Hadaladii madaxweynayaashii hore
Shariif Sheekh Axmed
Xasan Sheekh Maxamed
02:40 – 03:10 Faallooyinka madaxweynayaasha dowlad goboleedyada
Madaxweynaha Puntland
Madaxweynaha Jubaland
Madaxweynaha Koonfur Galbeed
Madaxweynaha Galmudug
Madaxweynaha Hirshabeelle
Gudoomiyaha BRA
03:10 – 03:40 Hadalka afhayeenka aqalka sare iyo Golaha Shacabka iyo Ra’iisul Wasaaraha
Cabdi Xaashi Cabdillaahi, gudoomiyaha aqalka sare
Mohamed Huseen Rooble, Raiisel Wasaaraha
Maxamed Mursal Shiekh Cabdiraxmaan, Guddoomiyaha Golaha Shacabka
03:40 – 04:00 oraahda madaxweynaha
Maxamed Cabdillaahi Maxamed (Farmaajo), Madaxweynaha JFS
Fiiro gaar ah: Dhegeystayaasha waxaa ka mid ah bulshada rayidka ah, baarlamaanka, hoggaamiyeyaasha siyaasadeed, iyo saaxiibbada caalamiga ah.