Home Afsomali Kooramka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare oo buuxsamay waxaana shahaadada xildhibaannimo qaatay...

Kooramka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare oo buuxsamay waxaana shahaadada xildhibaannimo qaatay 177 Mudane

Kooramka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare oo buuxsamay waxaana shahaadada xildhibaannimo qaatay 177 Mudane

Kooramka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare oo buuxsamay waxaana shahaadada xildhibaannimo qaatay 177 Mudane. Aqalka sare 38 Golaha shacabka 139.

Guntanka (Quorum) Xildhibaanada loo baahanyahay in ay doortaan Gudoonka BFS iyo Madaxweynaha JFS

Sida ku cad qodobka 65aad dastuurka Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo ku-xigeennadiisa waxaa codayn qarsoodi ah ku doorta aqlabiyadda tirada guud ee xubnaha Golaha Shacabka (139 Xildhibaan).

Sidoo kale sida ku cad qodobka 73aad dastuurka Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo ku-xigeennadiisa waxaa codayn qarsoodi ah ku doorta aqlabiyadda tirada guud ee xubnaha Aqalka Sare (28 Senator).

Sidoo kale sida ku cad qodobka 89aad dastuurka Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya waa in ay joogaan ugu yaraan saddex meelood labo tirada guud ee Gole walba ee Baarlamaanka Federaalka (184 Xildhibaan Golaha Shacabka iyo 36 Senator Aqalka Sare ah).

Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare mid waliba fadhigiisa koowaad waxa guddoominaya qofka ugu da’da weyn, kadibna waxaa si degdeg ah loo gudageli doonaa doorashada gudoonka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.