Home Afsomali Full VIDEO Ku simaha G Gobolka Banaadir Caana Boore oo sheegay...

Full VIDEO Ku simaha G Gobolka Banaadir Caana Boore oo sheegay in dalka dibadiisa loo qaadayo dhaawacyadii hotel Afrik ee wax laga qaban waayey

Ku simaha Duqa Magaalada Muqdisho ahna goomiye ku xigeenka 1aad ee gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cabduqaadir Maxamed Maxamuud Caana Boore ayaa bukaanadii ku dhawacma qaraxii hotel Afrik ku booqday ispitaalka Digfeer oo lagu baxnaninayo isaga eebbe uga baryey in uu siiyo caafimaad taam ah intii dhimatayna samir iyo iimaan eebe ka siiyo eheladooda wuxuuna xusayey dhaawacyada qaar hadii wax laga qaban waayo dalka dibadiisa loo qaadayo.
dhanka kale gudoomiye Caana boore intii uu kormeerka ku marayey bukaanada ispitalka ku jira wuxuu la kulmay xildhibaan hore Xusen caraaleCadaan oo dhawaan gaari uu saaraa qarax lala beegsaday ku dhaawacmay isaga muxudiin Xasan Afrax

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.