Meydka wasiirkii dastuurka xfs cabdiraxmaan xoosh jabrii ayaa loo duuliyey dalka Canada ka dib markii ispitalka Emaratku shaki galiyey in uu somali yahay waxaana markii hore uu dal Ku galkiisu ahaa muwadin Canadian ah.
Emaratka ayaa u diiday DFS Kuna wareejiyay safaarda Canada sida ay wararka hordhaca ah somalisan.com Ku soo gaarayaan
wuxaana visaha loogu dhuftay passport cadaynayey in uu dalkaa u dhashay
Dowlada Somaliya ayaa muran badan iyo dood ka dib aqbashay in dalkaa meydka la geeyo ka dibna si toos ah dalkiisa asalka ah loo geeyo halkaana aas qaran loogu sameeyo
Warkaan oo aanu ka helnay ilo lagu kalson yahay ayaanay jirin war ka soo baxay dhanka masuuliyiinta dowlada