https://youtu.be/J4dupZZ1YTs
Xildhibaan Maxamad Xassan Qoone oo kairsan barlamanka Somalia gar ahaan ku wooda laga soo dortsy mamulka hirshabelle ayaa kawar bixiyay doorka nbada iyo dib uhishiisanta Somalia uu kalahaa madaxweynaha aanu walalaha nahay ee ismaciil cumar geelle
Xildhibanka ayaa ku dheeraday kasheynta garab istaga dowlada iyo shacabka djiboputi umuujiyeen dalkeena Somalia
Waxa uuna xuisay kalinta walalnimo ee ismaciil cumar oo kafog siyaasada gaar ah in ay tahay mantamida dalkeena uu kudaremayo dagnaasho nabadeed iyo mid siyasaded
Xildhibaan qoone oo waaya jog u ahaa guud ahaan shirarka nabadeenta iyo xal uhelida wadanka ee lagu qabtay wadanka aanu walalaha nahay ee jibuuti ayaa kawar bixiyay qaabka ay suuragal kunoqtay iney tagan jabooti iyo iyo doorka muuqda ee ay kulahayeen dolwada jibuuti ee uuu hogaminaya ismaciil cumar geele
Ugu danbeyntii xildhibaan maxamed xassan qoone ayaa is dul istaagay in shacabka somaliyeed ay ka go antahay iney muujiyaan walalnimada ay uqabaan shacabka djibuu waxaana gababadii uu yri Somalia waa jabuuti jibuutina waa Somalia lawada shacabna waa midig iyo bidix ismciina waqtiyada adage e wajahan lawada dal