Musharaxiinta ayaa tiradoodu mareysaa ilaa 12 waxaana la filayaa in ay ka bataan waxayna qoonsadeen ka dib markii lagu wargaliyey in dooda aysan si toos ah uga wada baxay TV-ga hase yeeshee ay ka baxayso oo kaliye TVga qaranka .
Musharaxiinta qaarkood ayaa tibaaxay in qudbooyinkooda iyo doodahooda aan laga sii deynneynin TVga qaranka balse ay ku doodeen in qudbada xasan sheikh kaliya la doonayo in la si toos ah ay uga baxdo .
doodii baarlamaaka u ka dhageysan lahaa xubnaha musharaxiinta ayaa waxaa hareeyey ismaandhaafka ku aadan sidii ay warbaahintu u tabin laheyd lamana oga sida xalku uu noqon doono.
https://youtu.be/_JzDaxj-c6c
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0