Home Afsomali Muuqaal Cusub Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Somaliland ugu baaqay xasillooni iyo nabad

Muuqaal Cusub Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Somaliland ugu baaqay xasillooni iyo nabad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa baaq ku saabsan xasilloonida, nabadda iyo wadajirka ay ku tilmaaman yihiin u diray hoggaanka siyaasadda iyo bulshada Soomaaliland.

https://youtu.be/9yoZWEhWeaA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.