OGEYSIIS Waxaa dhammaan DadweynahaSoomaaliyeed ee sharafta leh meel kastaoo ay joogaanba DalkaGudihiisa iyo Dibediisaba la ogeysiinayaa in Dhulka ku yaalla DegmadaWadajir, Xaafadda Buulo Xuubeey, agagaarka Jaamacadda Indian Ocean, dhulkaasoo cabbirkiisu dhan yahay 40mx50m, soohdintiisuna tahay Bari Jid, GalbeedGuri dad, WaqooyiJid, KoofurGuri dad, uu milkiyadiisa leeyahay Cabdisalaan Nuur Yalaxow islamarkaana uu san beeca ehayn.
Sidaas darteed waxaa mar labaad la ogeysiinayaa Dadweynaha Soomaaliyeed in dhulkaasaaney ku kadsoomin oo aaney ka iibsan cid kale oo aan milkiyadiisa laheyn.
Mahadsanidiin.
Ogeysiiska Hoos ka dhageyso