Maxkamada racfaanka oo soo gabagabeysay dacwada dilka ah ee loo heysto sayid cali macalin...

0
Waxaa saaka oo Axad ah mar kale Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir ka soo muuqday eedeyaane Sayid Cali oo loo heysto inuu xaaskiisa gubay. Eeeysanahaan waxaa...

Xiliga uu furmayo shirkii Golaha Wada-tashiga Qaran ee u dhexeeyay Dowlada Somalia iyo Madaxda...

0
Sida aan ku helnay warar ku dhaw dhaw Dowlada Somalia waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabanayaa 14-ka bishaan shirkii Golaha Wada-tashiga Qaran ee u dhexeeyay...

Magacyada ilaa 4 WASIIR OO KA MID AH GOLLAHA WASIIRRADA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO SHAQO...

0
4 WASIIR OO KA MID AH GOLLAHA WASIIRRADA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO SHAQO JOOJIN LAGU SAMEEYAY. Jowhar, 10-May-2024: Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf...

Magacyada 17-kii ergay ee QM u soo dirtay Soomaaliya tan iyo 1992-kii

0
Dowladda Soomaaliya ayaa Qaramada Midoobey weydiisatay in la soo geba-gebeeyo joogitaanka howlgalkeeda diblomaasiyadeed ee Soomaaliya oo soo socday in ka badan 10 sano, sida...

Keyna oo dowlada .f. fadeexad weyn oo ku aadan dhanka fowsiya xaaji ...

0
Dowladda Kenya ayaa maalmo kahor bilowday qorshe ay dowladda federaalka Soomaaliya uga dhaadhicineyso inay ka tanaasusho musharaxnimadeeda guddiga Midowga Afrika. Kursigan ayaa waxaa Soomaaliya ugu...

Airstrike in Somalia Kills scores of Al-Shabaab militants

0
Airstrike in Somalia Kills scores of Al-Shabaab militants Fresh reports are emerging following a significant attack last night in the Kuunya-barow District of the Lower...

Tacsi Abdullahi Ali Esse oo loo yaqaan #Sanweyne ali oo adeer kii nabadoon Cabdi...

0
Maamulka Warbaahinta SomaliSan oo diraysa Tacsidan  Inna lillahi wa inna ilayhi raji'un Allaah ha u naxariisto Nabadoon Cabdi Diiriye Guuye (Cabdi Qurux) oo ku geeriyooday,...

Asgari istaaf u ah Taliyaha Booliska Somalia oo dil ugu hanjayb Saxafi Faradheere

0
taliyaha Ciidanka Booliska Somalia iataaf kiisa khaas ka ah oo Dil ugu hanjabay Wariye Maxamed cabdi cisman Faradheere Kadid, markii uu qoraal ka qoray...

Sulub Axmed fidhin Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliya maxaa kajira inay shaqsiyaad ku dhaw ay...

0
Waa kuma Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Gaas Sulub Axmed Fifhin waa shaqsi aqoon durugsan U leh Arimaha Ciidanka. Mudadii uu ahaa taliyaha Ciidanka Waxa uu...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan casho ah...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan casho ah kula qaatay ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka...