Home Afsomali RW Rooble oo Q.M kala xaajooday Arrimaha doorashooyinka 

RW Rooble oo Q.M kala xaajooday Arrimaha doorashooyinka 

Ra’iisul Wasaaraha Xuluumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay ku-xiigeenka wakiilka Xog-hayaha Guud ee QM u qaabilsan Arrimaha bani’aadminimada Adam Cabdulmowlaa.

labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimaha abaaraha dalka, gurmadka la gaarsiinayo dadka abaartu saameysay iyo isu duwidda dadaallada gurmadka abaaraha ee dowladda iyo hay’adaha kala duwan ee gargaarka.

Todobaadyadii la soo dhaafay Ra’iisul Wasaaraha ayaa waday dadaalo ku aadan sidii gurmad ay u heli lahaayeen dadka ay saameynta ballaaran ku yeesheen Arrimaha Abaaraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.