Sawirka wariyaye Abdukadir Barrd Macalin iyo Liibaan Midnimo Oo Xabsiga Baydhaba ugu xiran in ay media usoo gudbiyeen Odiyaasha dhaqanka KG oo sheegey sida ay uga xunyihiin dhibkii ay DF ugeysatey Madaxweynihii hore Sharif Sheikh Ahmed oo ah musharaxa Xisbiga Himilo Qaran.




