Home Afsomali Siminaar lagu xoojinayo doorka dadka naafada ee bulshade dhexdeeda iyo dowlada

Siminaar lagu xoojinayo doorka dadka naafada ee bulshade dhexdeeda iyo dowlada

IEDP trainign 3

hayada IEDP center ayaa waxaa ay qabatay semeinar ay ka soo

qeeybgaleey 40 qofood dadak naafada ka socda iyo xaruma dadka naafada

u adeego. dadkan ayaa ahaa dad naafo waxaan la siiyay cashiro ku

saabsan doorka dadka naafada dowladnimada iyo hagaaminta.

IEDP training 2

dadka kasoo qeeyb galay tababarka ayaa muujiyeen ineey wax badan ka

faa’iideeyn waxana ay hanteeyn maclumaad dheeri oo ku sabsan dastuurka

iyo doorashooyinka. waxaan ay qaar ka mid muujiyeen ineey diyaar u

yahiin sida ay kaga qeeyb qadan lahayeen.

IEDP workshop

kacaanka dadka naafada ayaa ah olale ay dadka naafada bilaaweeyn kaa

oo ay ku doonayaan ineey ku xaqiijiyaan doorkada iyo xaquudood

bulshada iyo dowlada. waxaan ay soo bandhigeeyn rabitaan xoogan ay

door hormuud ku cayaarikaraan hadii dadka somaliyed ay dowada ay siiso

fursadah ay xaqa u leeyhiin.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.