hayada IEDP center ayaa waxaa ay qabatay semeinar ay ka soo
qeeybgaleey 40 qofood dadak naafada ka socda iyo xaruma dadka naafada
u adeego. dadkan ayaa ahaa dad naafo waxaan la siiyay cashiro ku
saabsan doorka dadka naafada dowladnimada iyo hagaaminta.
dadka kasoo qeeyb galay tababarka ayaa muujiyeen ineey wax badan ka
faa’iideeyn waxana ay hanteeyn maclumaad dheeri oo ku sabsan dastuurka
iyo doorashooyinka. waxaan ay qaar ka mid muujiyeen ineey diyaar u
yahiin sida ay kaga qeeyb qadan lahayeen.
kacaanka dadka naafada ayaa ah olale ay dadka naafada bilaaweeyn kaa
oo ay ku doonayaan ineey ku xaqiijiyaan doorkada iyo xaquudood
bulshada iyo dowlada. waxaan ay soo bandhigeeyn rabitaan xoogan ay
door hormuud ku cayaarikaraan hadii dadka somaliyed ay dowada ay siiso
fursadah ay xaqa u leeyhiin.
Fahima Nageye Urur liked this on Facebook.