Home Afsomali VIDEO Maxaa loo dilaa dhacaa boobaa ajaaniibta dalka koofur africa jawaabta saxdaa...

VIDEO Maxaa loo dilaa dhacaa boobaa ajaaniibta dalka koofur africa jawaabta saxdaa ka bogo

Meydadka Labo Muwaadin oo  Soomaali ah ayaa saakay laga helay dukaankooda oo lagu gubay  Tuulo hoos timaada magalada Queenstown ee Gobolka Eastern Cape ee dalka Koonfur Afrika.

Sida ay ino xaqiijiyeen qaar kamid ah Soomaalidii gaartay dukaanka ay labada Muwaadin ku Geeriyooday ayaa sheegay in Muwaadiniinta lagu kala magacaabi jiray Aadan Cabdi Saneey iyo Cabdi Mohamed Aadan

Ma cada ilaa iyo hadda dabka ay ku gubteen waxa uu ka dhashay laakin waxaa loo badinaya in dukaanka lagu gubay labada Muwaadin xili ay jiifeen

Laamaha amaanka ee dowlada sida booliska, Waaxda dambi baarista iyo sidoo kale waaxda caafimaadka dowlada hoose ayaa haatan baaraya waxa sababay geerida labada Muwaadin.

Previous articleTPLF oo aqbashay wadahadal ay la gasho dowladda Itoobiya
Next articleSomali National ID Card waxqabakeeda maxaa kala socotaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.