Sadaqo aan abaalkedu kaa go,ayn Qof nasiib leh baa alle la kulansiiyaa .
Haka qadin in aad wax uun ku darsato dhismaha masaajidkaan miisaanka qayaame ayaad helaysaaye
Waa ka qeyb Qaadasho dhismo masaajid qabyo ah waxaana la ogeysiinayaa cidkasta oo raxmada alle rajeyneysa ee alle wax siiyey in ay ka qeybqaataan dib u dhisida masaajidka Qubba
Waa camal aan go.ayn ajarkiisa qofkii ka qeybqaata alle guri ayuu uga dhisayaa janada ilaa 700 oo darajo ayaa camalkiisa loo laalaabayaa
maalka aduun waa mid dhamaanaya balse alle agtiisa wixii aad dhigato kaama dhamaanayaan
Waa u fursad Qofkii waalidkii sadaqo u ala baxaya ama naftiisa u hormarsanaya Horey u gaar waxaad baxsato miisaanka xasanaadkaaga ayaa alle kuugu kordhinayaaye .
Guddiga Dib u dhiska Masjid Qubba waxay kugu wargalinayaa in la bilaabay aruurinta
lacagta dib u dhiska Masjid Qubba ee Xaafada Al Raxmo Deeganka Dayniile
waxaana ku shubikartaa lacagta Qaaraaanka dib u dhiska masjidka
Acconada Amal bank A/c 1011743093
salaam banka A/c 31030798
iyo dhamaan xawaalada oo dhan waa ku diri kartiin ku na soo qora Masjid Qubba Tel +25261-2218855
E .V.C Plus Tel:612218855
Talephonad shaashada kaaga muuqda
Wixii faahfaahin ah kala xariir
www.somalisan.com
muqdishof@gmail.com