xuduud beenaadka deegaanada Ethiopia dagaalada ka socdo waa kuwo qorsheysan waana Qorsho fog oo mar hore laga baaraan dagay deegaanada qoloji .baabilida oo ay dagan yihiin karanle hawiye iyo gare gari kowmbe reer owqudub ogaadeen reer baciida yahay iyo majeerteenka intiisa kalae mariixaan kuumado iyo Somalida kilinka 5aad lailkasaha dagan agagagrka goldogob halkaa waxaa ka jira dagaal aad u culus oo sababtiisu tahay barakicin iyo bililiqo hanti ma guurto ah mid guurtaba leh kuna qotonto awood sheegasho iyo dal balaarsi
xili raiisal wasaaraha Ethiopia Abii Axmed uu ku jiro safaro uu ku tagayo wadamada dariska ah sida sudaan Masar Egypt Somaliya Eretria Djibouti halka dalkiisa u ka socto xasuuq ( genocide ) iyo dal baraarsi ma ogtihii abii axmed in uusan muslim aheyn ee uu heysto diinta beendhee
beerihii iyo dhulkii ay daganaayeen in ka bada 15 qarni yaa la boobayaa oo la dilayaa ilmaha iyo waayeelka oo la isku soo sawirayaa weliba
dowlada Ethioipa ayaa sheegtay in ay cidamo u dirtay balse waxay noqdeen kuwo sii huriya dalkii socday oo waxay noqdeen orormo la jaar ah kuwa lala dagaalamayo waxaana dhinac kaga jira madaxweynihii oromada iyo sarkaal mareykanka ka yimid oo jowhar lagu naaneso
dhul iyo su jira 30 KLM ayee ilaa lix goobood dagaal culusi ka socdaa dhanka mooyaale baabili iyo bambaas shiniile afdheer nageyle wajeer adari harar dhanka kale qoloji waxaa wararku inagu soo garayaan in uu kla socdo 3 aag dagaal iyada oo magac jaarso ah loo soo huwanayo
deegaanada qaar dadkii ka barakacay markii ay waayeen meel ay u ciirsadaan ayaa dib ugu laabteen dhulkoodii is habeyn ka dibna waxay qaadeen dagaal ku jiheysan dhulkoodii waxaana u suurta gashay in ay dib uga qabsadaan oromada beerahoodii .
ciidamada fadaraalka ayaa lagu eedeeyey in ay oromada hubeynayaa oo ay siinayaa hubka saadka iyo rashinka
dhanka kale 30 kun ayaa gasha deegaanada puntland maalin kasta waxaana ka dooday arintaa baarlamaanka puntland hadaan wax laga qaban sanadkii inta ay noqon karto adba xisaan halkii qof imisa ayaa ku soo aadaysa
dhaqan xumada iyo dawarsiga waxaa la sii daran danta iyo ujeedka ay leeyihiin oromadu
barlamaanka puntlad aad loogu mahadceliyey dadaalkooda iyo garashadooda
somaliland waa la mid oromada joogto wey ka badan yihiin qabiilada waxaana kuu cadeyn kara boorama sida ay u buuxdhaafiyeen oromadu oo gobolka owdal waxaad moodaa dhul looga hadlo afka oromada
waxaan idin ku baraarujinayaa in aad arintaa baritaano dhab ah ku sameysaan waana systam ay wataan abii Axmed iyo jowhar lamama magaarso oo mucaarad ah laguna og yahay somali naceyb xukumada oromada balse ay mideysay qadiyada oromada
dhamaan arintaan waxaa dabada ka riixaya ganaraalada cusub ee ciidanka loo dhiibay iyo kuwa liyuu police ah ah waxaana lagu balamay in somalida ay laayaan
inta aan isku mashquuleyno soomaaliyey markii ay dhulkiina soo galaan sodon milyan oo wada dhul doon ah looguna tala galay in ay harqiyaan somalida hurudo inta aanay taasi dhicin aan ka dhiidhino oo aan qiimeyno qadiyada dagaalka oromada iyo somalida
hadii la qaato dadka dagan xuduud beenaadka ay halkaa ka barakacaan qaab isisr sifeyn ha waxaa baabi.i doono sheegashada dhul danbe oo soomaaliyeed ee N.F.D iyo deegaanada kilinka 5aad
haatan waxaa muqda kuwo aan afsomali oqoon oo rormo noqday 200 sano hor oo qeyb ka ah kuwa la leynayo waxaa lagu heystaa uun waa soomaali isirkiisu
dagaalkaan qatarta ah ayaa la shegaa in ay ka danbeeyaa F.P.I U.S.A M.I.5 waa arin shiinaha lagu diidan yahay shiidaalka ka soo saaray kilinka waxayna daba socotaa qadiyada shiidalka lana doonayo in dhulka laga minguuriyo somalida is heysata
ma muuqato in haatan u taagan in ay jojiso dhiiga qubanaya ee shisheeyuhu dhulkooda ka dhacayo
Ethiopia ayaa dhawaan sameysatay wasaarada gaadiidka bada iyo kalulmeysiga xili aan og nahay in aysan laheyn bada waxaa ay soo iibsatay ilaa 8 markab oo kalumeysi ah xaagee loo soo iibsaday?