Home Afsomali VIDEO Shaqaalihii dowladii hore oo Muqdisho ku dhibaataysan

VIDEO Shaqaalihii dowladii hore oo Muqdisho ku dhibaataysan

Dhibane Aqoonyahan shaqaalihii dowladii hore ka tirsaneyd wasaaradihii xiligaa  Faadumo Xasan Cabdi ayaa inkasta oo ay Muqdisho ku dhalatay hadana waxaa ay  dagan tahay daruuf dhalaale iyo mid caafimaad darted  mid ka mid ah xeryaha barakacayaasha deegaanka garasbaaleey ee duleydka Magaalada Xamar

Faadumo waxay sheegtay in ay naxdin ay maqashay aqgeed istaaga ka dhacaday ka dibna ay jabtay waxaana ay weysay gargaar caafimaad iyo mid dhaqaale

Aqoon yahankaan ayaa haatan xaaladeedu tahay cidna uma maqna ceelna uma qodna waxa ayna dalbatay in nolsha ciriiriga ah bulshadu ka kaalmeyso

Hadaba waxaaa ay sheegtay iyada oo ka sheekeyneysa dhibaatooyinkii soo maray iyo kuwa haatan ay la daris tahay in ay caruurtii ka dhamaadeen isla markaana aysan jirin cid ay ku tiirsan tahay oo biisha dal iyo dibad waxaa ayna bulshada ka codsatay in la taageero

Qof kasta wuxuu baxsado ayaa ka horeeya cidii taakuleyneysana waxaa ay kala xariiri kartaa nambaradaan 00252616092459

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.