Dawlada house ee Hargeysa ayaa bilowday banaynta meelihii ay biyaha roobku Ka bixi lahaayeen xili roobaadka oo xidhnaa in mudo dheer ah, sidoo kale waxa ay shaqaalaha dawlada hoose baneeyeen dhabadii ay dadwaynahu mari lahaayeen oo xidhnaa taasi oo dadwaynaha lugaynaaya iyo baabuurtu ay is garab mari jireen halis badanina ka taagnayd maamulka dawlada hoose oo mudo 3 todobaad xilka hayay ayaa ay sugaysaa hawl culusi hase ahaatee talaabadan ay ilaa shalay ku jireen ayaa ah bilow fiican oo ay dadweynaha caasimadu ay aad ugu riyaaqeen