Home Afsomali War deg deh ah Ergadii doorashada uga qeybgaleysay Magaca Soomaaliland oo diiday...

War deg deh ah Ergadii doorashada uga qeybgaleysay Magaca Soomaaliland oo diiday qoondadii uga qeybgaleysay

Ergadii loo qorsheeyey in ay doorashooyinka dalka uga qeybgalaan maamulka Reer Soomaaliland ayaa gabi ahaanba iska diiday qaabka loo diyaariyey in ay u dhacdo dooshashada dadban ee dalka oo ay sheegeen in uu yahay mid ay saluugayaan  waxay soo saareen warmurtiyeed ay arintaasi ku cadaynayaan

Liiska magacyada ayaa waxaa ku jira Raiisal wasaare ku xigeenka Dowlada waqtigeedii dhamaaday Maxamed Cumar Carte 5 wasiir iyo 6 xildhibaan

Waxaa goor dhawayd Warmurtiyeed ay uga horjeedaan Doorashada Soomaaliya soo saaray Isimada, Cuqaasha iyo Siyaasiyiinta Soomaaliland ee Muqdisho Jooga, waxaana ugu horeeya RW kuxigeenkii dawlada xiligeedu dhamasday Maxamef Cumar Carte.

 

ergada-somaliland-1

ergada-somaliland-2

ergada-somaliland-3

 

1 COMMENT

Leave a Reply to Duniyo Jamac Carab Cancel reply

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.