Home Afsomali Wariye coldoon xabsigii looga sii daayey cafis madaxweyne

Wariye coldoon xabsigii looga sii daayey cafis madaxweyne

COUNTY PRISONS

https://youtu.be/2qdmus63Dms

Madaxweyne siilaanyo ayaa Cafis gaar ah u Fidiyay Wariye C/maalik Muuse Coldoon oo horay Maxkamad ku taala Magaalada Hargeysa ay ku Xukuntay Labo Sano oo Xarig ah.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa soo amar lagu fasaxayo Wariye coldoon oo ay Somaliland ay ku xukuntey 2 sanno oo xadhig ah

Wariye C/malik Muuse Coldoon ayaa Maxkamad ku taalla Magaalada Hargeysa waxa ay horey ugu xukuntay Labo sano oo xarig ah.

C/maalik oo 15-kii Febraayo lagu xiray ayaa waxaa lagu eedeeyay in uu ku kacay falal ku lidi ah Maamulka Somaliland.

Odayaasha Dhaqanka Magaalada Hargeysa ayaa ka shaqeeyay sii deynta Wariye C/maalik Muuse Coldoon, waxaana soo dhaweeyay sii deyntiisa Wariyeyaasha Soomaaliyeed.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.