Home Afsomali Xuska Maalinta haweenka ee 8da maarso oo lagu qabtay Muqdisho

Xuska Maalinta haweenka ee 8da maarso oo lagu qabtay Muqdisho

 

 

Xubnaha ururka haweenka qaranka oo ay horkaceysay Gudomiyaha ururkaa batuulo sheikh Axmed gabale ayaa ka qeybgalay xuska Munaasabadan Maalinta Haweenka adduunka oo lagu qabtay Muqdisho waxaa sidoo kale  ka qeyb galay Wakiilo ka socday Beesha Caalamka iyo dadka u olaleeya Xaquuqda Haweenka waxaana lagu soo bandhigay dooda la xiriirta doorka Haweenka ee siyaasadda, Amniga, Arrimaha Bulshadda iyo dhibaatooyinka heysta.

Batuulo ayaa tilmaamtay in munaasabadan ay ahmiyad gaar ah ugu fadhido haweenka Soomaaliyeed.

Waxaynna xustay Halkudhiga sanakaan in uu yahay In La Joojiyaa Kufsiga Iyo Dilka Caruurta Iyo Haweenka Soomaaliyeed

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.