Yaxye Sheikh Cali oo ah Gudoomiyaha Maxkamada maamulka galmud oo Muqdisho shir jaraid ugu qabtay saxaafada ayaa ka hadlay xaaladadaha deegaanada gal mudug
Shirka ka socda jabuuti iyo go.aanka maxkamadu ka qaadatay khilaafaadka jira madaxda maamulkasi
Gudoomiyahay ayaa xusay in Maxkamadu qaadatay natiijadii ka soo baxday xildhibaanada maamulka Galmud ay xilkii kaga qaadeen madaxdii
ugu sareysay ee maamulkaasi isla markaana ay dhacayso doorashadu xiliga loo qabtay