Waa Barnaamij aad ka heli doontaan Macluumaad loo soo baaray si qoto dheer, kuwaas oo inta badan aan diiradda ku saari doono Arrimaha Alshabaab.
Barnaamijkan waxay dadwaynuhu ka heli doonaan Macluumaad aysan ka ogayn Alshabaab oo ay ka mid yihiin dhagarta ay soo maleegayaan, sida Qaraxyadda, Dilalka IWN, Dhibaatooyinka ay horay u gaysteen cidda u fududaysay, siday ku gaareen Yoolkooda iyo arrimo kale oo badan.
Barnaamijkan dhamaantiis waxa uu noqon doonaa Xogo la soo baaray iyo Waraysiyo toos ah oo aan la yeelan doono dadka Ficiladda dhacay ku lugta lahaa.