Home Afsomali Ra’iisul Wasaare Khayre:Soomaaliya waa hoyga shacab dhallinyaro u badan oo leh riyooyin...

Ra’iisul Wasaare Khayre:Soomaaliya waa hoyga shacab dhallinyaro u badan oo leh riyooyin iyo yididiilooyin isku mid ah leh

https://youtu.be/oyYikINf9x8

Ra’iisul Wasaare Khayre:Soomaaliya waa hoyga shacab dhallinyaro u badan oo leh riyooyin iyo yididiilooyin isku mid ah leh.

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda,  Xasan Cali Khayre oo aaladda la iska arko uga qayb qalay xaflad ay ku qalin jebinayeen arday Soomaaliyeed ayaa sheegay in Soomaaliya ay tahay hoyga shacab dhallinyaro u badan oo leh riyooyin iyo yididiilooyin isku mid ah leh, Sidoo kale  ay tahay hoyga xeebta ugu dheer qaaradda Afrika, oo leh kheyraad khalluun oo dihan, dhul beereed, shidaal, macdan  iyo gaas iyo dhaqaale adeegyada laga sameeyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.