Home Afsomali Meydka Allaha u naxariistee Cabdullaahi Cosoble siyaad oo dhawaan ku geeriyooday Dalka...

Meydka Allaha u naxariistee Cabdullaahi Cosoble siyaad oo dhawaan ku geeriyooday Dalka Imaaraadka Carabta ayaa laga soo dajiyey garoonka Muqdisho. ( DAAWO SAWIRADA )

Waxaa garoonka Diyaaradaha Muqdisho laga so dajiyay meydka Allaha u naxariistee Cabdullaahi Cosoble siyaad oo dhawaan ku geeriyooday Dalka Imaaraadka Carabta.

Salaada jinaasada ayaa lagu la dukan doonaa hangarka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya shiikh Shariif Sheekh Axmed ayaa kamid ah dadka ka qeyb galay Salaada jinaasada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.